Kusoo dhawaada (Welcome to Color of Health)

 

Color

 

Kusoo dhawaada Boga Midabka Caafimaadka oo ay bixiso jaamacada iyo iskoolka kalkaaliyaasha ee Louisville. Bogaan waxaa loogu tala galay inay naqshadeeso barashada caafimadka kuwa aysan luqadooda ahayn luuqada igriiska. Intaa waxaa dheer waxaad ka heli doontaa ilo ku saabsan kuwa la xiriira qoomiyadaha ku nool Louisville.

Sida muwaadinimada ah bulsho weynta waxoo loo baahanyahay in xooaga la saaro baahida caafimaadka ee dadka kala duwan taasoo loo maraayo cilmi baaris, waxbarashada kalkaalinta,iyo si loogu qabto adeeg fiican.Bogaan iyadoo an isticmaleno waxan rajeynayna in la badino helitaanka caafimaadka iyo ilaha dhibka keeni kara ee caafimad si loo yareeyo ee ku imaan karta shaqsiyaadka iyo qoysaska.

Welcome to the Color of Health website sponsored by the University of Louisville School of Nursing. This site is designed to provide health education and information to those whose primary language is not English. Additionally, you will find in these pages, links to resources that are relevant to those living in the Louisville Metro community.

As a citizen of the larger community, the emphasis of the School of Nursing is to address the complex health needs of diverse and dynamic populations through nursing education, research, scholarship and service. Through this site, we hope to increase access to healthcare information and resources in order to decrease many of the health risks for individuals and families.


Macluumaad muhiim ah oo ku saabsan caymis caafimaad oo loogu tala galay adiga iyo qoyskaaga oo ka socda Xeerka Daryeelka La Awoodi karo (Affordable Care Act)

 

Dadka reer Kentucky ee aan lahayn caymiska ama iskood u shaqaysta ee awooda u leh in ay gataan caymis caafimaad iyagoo isticmaalaya Barnaamijka Iswaydaarsiga Faa’iidada Caafimaad ee Kentucky (Kentucky Health Benefit Exchange) oo loo yaqaan KYNECT. Qaarka ka mid ah dadka reer Kentucky, oo ku xiran dakhligooda, ayay sidoo kale suurtagal tahay in ay u qalmaan taageero dhaqaale si ay u bixiyaan caymiskan. Kuwa kale waxaa suuragal ah in ay u qalmaan caymiska Medicaid oo (lacag la’aan ah). Hada caymiska caafimaad lama diidi karo ama lama joojin karo sidoo kale tirada lacageed ee aad bixisaa kuma salaysnaan karto xaaladdaada caafimaad.


Wakhti kasta ayaad isqori kartaa noocyadan cusub ee la kala dooranayo. Kaliya waa in aad buuxisaa hal arji adigoo isticmaalaya KYNECT si aad u ogaato noocyada caymis iyo taageerada dhaqaale (haddii mid ka mid ah)aad heli karto. Taageero ayaa lagu helayaa internet-ka, telefoon ahaan ama si shakhsi ahaan ah. Waxaad waxyaalo dheeraad ah ka ogaan kartaa www.kynect.ky.gov ama adigoo wacaya 1-855-459-6328. Haddii aad u baahan tahay taageero dhanka luqadda ah oo aan ka ahayn Ingiriisi, u sheeg qofka shaqaalaha ah, waxaa lagugu xiri doonaa meel laga heli karo turjumaan.


Haddii aad tahay qof aanan deganayn Kentucky , waxaad ka booqan kartaa Barnaamijka Iswaydaarsiga Faa’iidada Caafimaad ee federaalka (Federal Health Benefit Exchange): http://www.healthcare.gov. Intaasi waxaa dheer, haddii aadan hubin in aad u qalanto daryeel caafimaad iyadoo sababtu tahay xaaladdaada, qofka shaqaalaha ahi wuxuu awoodi doonaa in uu kugu xiro qof ku caawin kara. Wixii macluumaadka dheeraad ah ee Ingiriis ahaan ah wac: 1-855-459-6328.

Tirada xubnaha qoyska ka tirsanWaxaad u qalantaa Medicaid haddii dakhliga la soo sheegay ee cashuur celintaadu uu ka yar yahay:
1$15,856
2$21,404
3$26,951
4$32,499
5

Important information about health insurance for you

and your family from the Affordable Care Act


Kentuckians who are uninsured or self-employed now are able to buy health insurance through the Kentucky Health Benefit Exchange called KYNECT. Some Kentuckians, depending on their income, also may be eligible for financial help to pay for this insurance. Others may qualify for Medicaid coverage (at no cost). Now health insurance cannot be denied or cancelled and the amount you pay cannot be based on your health condition.
You can enroll in these new options at any time. You only have to fill out one application through KYNECT to find out the insurance options and financial help (if any) available to you. Help is available online, over the phone or in person. You can find out more at www.kynect.ky.gov or by calling 1-855-459-6328. If you need help in a language other than English, tell the operator, and you will be connected to a translation resource.
If you are not a resident of Kentucky, your can go to the federal Health Benefit Exchange at: http://www.healthcare.gov. Moreover, if you are unsure if you are eligible for health care due to your status, the operator will be able to connect you to someone who can help. For more information in English call: 1-855-459-6328.

Number of family members
You qualify for Medicaid if the income reported on your tax return is less than:
1$15,856
2$21,404
3$26,951
4$32,499
5$38,047
6+ Add $5,548 for each additional family member

Wellness Information

Talo-bixinta Amniga ah ee Kahortagga Ku Dhicidda Guriga - Safety tips to prevent falls at home

Bilaabista Barnaamij Jimicsi - Starting an Exercise Program

U Xafid Raashinka Si Baadbado Leh - Keeping Food Safe

Gacmo iska Dhaqidda - Hand Washing

Meey suubiya karto inii sifeela in hundurta - What to do to Sleep Better

Sidee loo Joojiyaa Sigaar Cabidda - How to Quit Smoking

Isku ilaaliyowky iny Culeys kii Siyaady Mady ady isku Dhaafasy Tubaakidy - Avoiding Weight Gain When Quitting Smoking

Caafimaadka Dhabarka Iyo Nabdoonaanta - Back Health and Safety

Hagaha xaaladda degdega - Making an Emergency Plan

Dhis xir, o calab ah oo ah isu-diyaarinta xaaladda degdega - Building an Emergency Preparation Kit

 

Pregnancy and Childcare

Haamily Aafimaad Qabty - A Healthy Pregnancy

Isbeddelka ku dhaca ilmahaaga iyo jidhkaaga intaad uurka leedahay - Changes to Your Baby and Your Body During Pregnancy

Daryeelka Dhalmada ka Hor - Prenatal Care

Qorshaha Isu-diyaarinta Dhalashada Ilmahaaga - Planning Ahead for the Birth of Your Baby

Dhibta iyo Raaxo-darada Uurka - Concerns and Discomforts During Pregnancy

Dhaqaalaynta Ilmahaaga - Caring for Your Baby

Faa'iidoyinka Nuujinta Ilmaha - The Benefits of Breastfeeding

Gundhigyada Naasnuujinta - Breastfeeding Basics

Bilaabista Naas-nuujinta Ilmahaaga - Beginning to Breastfeed Your Baby

Dhibaatooyinka Naasnuujinta - Breastfeeding Problems

Sida Caanaha Dhalada Loo Siiyo Ilmahaaga - Bottle-feeding Your Baby

Sida Dhakhtar Loogu Doorto Ilmahaaga - Choosing a Doctor for Your Baby

Goorma ayaan wacaa dhakhtarka ee ilmahayga? - When Should I Call my Baby's Doctor?

La Qabsiga Canug Ooyaya - Coping with Baby's Crying

Waxbarashada Bukaanka - Recovery After Caesarean Birth

Bogsashadaada Ka Dib Umushaada Dabiiciga ah - Recovery after Vaginal Birth

Isbeddellada Dareen ahaaneed Dhalidda ka Dib - Emotional Changes After Giving Birth

Ammaanka Kursiga Baabuurka iyo Kuraasta Buustarka - Safety with Car Seats and Booster Seats

Taxanaha Hubinta Ammaanka Ilmaha - Child Safety Checklist

 

Warbixinta bukaanka - Patient Information

Xuquuqda iyo Mas’uuliyada uu leeyahay qofka jirran - Patients’ rights and responsibilities

Helidda Daryeel Caafimaad - Where should you go for medical care

Daryeelka Caafimaadka ee Maraykanka: When to use the emergency room?

iyo Caymiska Caafimaadka - Health insurance and Medicaid

Noqo Wadaagaheenna loogu talogalay Daryeel Caafimaad oo Ammaan ah - Be a partner in safe healthcare

Xusuusinta Ballanta - What you may need to bring to a doctor’s appointment

Heerkul iska Qaadid - Taking a temperature

Wax ku Saabsan Xanuunkaaga - About your pain

Is-sawirka X-Ray/Raajada - What you should know about having an x-ray

U Diyaar Garowga Qalliinkaaga - Preparing for surgery

Fariimaha Daryeelka Guriga ka Dib Qalitaanka - Home care instructions after surgery

Qabitaanka Naafada gudaha Maraykanka - Living with disabilities in the United States

Amary-rasmy eh oo Hormarsing - Advance directives

 

 

Caafimaadka Behavioral - Behavioral Health

Cudurka Dhimir Beelidda - Alzheimer’s disease

Wallaaca - Anxiety

Xaaladda autism-ka - Autism

Ciladda Dabeecadda Isbeddesha - Bipolar disorder

Maareynta Giigsanaanta - Coping with stress

Dareemidda Murugo - Feeling sad

Is-dilka - Suicide

Colaada gurigu waa mid waxyeelleynaysa goyska oo dhan - Domestic violence hurts the whole family

Qofna Xaq Uma Laha Invu Wax Ku Yeela, Xataa Qof Aad Jeceshahay - No one has the right to hurt you

Isticmaal-xumida Maandooriyaha ama Waalifidda - Substance abuse or dependence

Ciladda Qofka Maskaxda Uga Taagan - Obsessive-compulsive disorder

Ciladda Argagaxa - Panic disorder

Niyad-jabka Dhalmada Kaddib - Postpartum depression

Istereska yimaada makay dhibaato dhacso kadib (buufis). Cudur run ah. - Post-traumatic stress disorder

Niyad-jabka Dhalmada Kaddib - Schizophrenia

 

Cudurka chronic - Chronic Disease (diabetes, cancer, heart disease, high blood pressure)

Xubno Xanuun - Arthritis

Neef ama Xiiq - Asthma

Cudurka Sambab Xaniban oo Mudo Dheer Jiray - Chronic Obstructive Pulmonary Disease (COPD)

Cudurka Halbowlaha ee Halista ah - Coronary Artery Disease

Qalabka duuba garaaca wadnaha - Electrocardiogram (EKG or ECG)

Wadne Qabad - Heart Attack

High blood pressure (hypertension) – Cadaadis Dhiig oo Sarreeya/Koreeya

Kaadi sonkorow - Diabetes

Halis ma u tahay ducurka sida dhaq saha badan ugu sii kordhaya dunica? - Are you at risk for diabetes?

Sonkorta Dhiigga - Fasting blood sugar test

Lafa-Beel - Osteoporosis

Cudurka dadka Xusuusta ka lumiya - Parkinson’s disease


 

Cudurrada faafa - Infectious Diseases

Hiiq-Dheer - Pertussis (Whooping Cough)

Ma u baahnahay baaritaanka jirka ee TB-da? - Do I need a TB skin test


Kansar - Cancer

Kansar - Cancer

Ksansarta Naasaha - Breast cancer

Raajada Naasaha - Mammogram

Biyobsi - Biopsy

Imtixaanka Dheddigga iyo Dheeh Marinta Pap - Pap smear and exam

Kansarka Sambabka - Lung cancer

Kansarka Qanjidhka Manida Ragga - Prostate cancer

Kaansarky Mingdheerky Wiing iyo Malawadky - Colorectal cancer

Baaritaanka Malawadka - Sigmoidoscopy

Baaritaanka Xiidanka ee Leh Dawada Diyaarinta Xiidanka - Colonoscopy

Is-baadhka Xiniinyaha - Testicular self-exam


Caafimaadka taranka - Reproductive Health

Tallaalka HPV - Human Papilloma Virus (HPV) What you need to know

STD-yada (Cudurrada Galmada la isugu Gudbiyo) - Sexually transmitted infections

Sida aad u qaadid HIV/AIDS - How do you get HIV?

 

Afka Caafimaadka - Oral Health

Sida loo cadaydaa - How to brush your teeth

Ilkaxanuun - Toothache

 

Kentucky

Caafimaad-Qabka Naasaha iyo Raajada Naasaha oo Bilaash ah/Caafimaad-Qabka Minka iyo Baaritaan-Caafimaad Bilaash ah
Qorshaha Baarista Kaankarada ee Dumarka

502-564-3236
800-4-Kaankaro (800-422-6237)

Kaankaro
James Graham Brown Xarunta Kaankarada

502-562-4158
866-530-5516

Qorshaha Kaankarada ee Kentucky
Bari Kentucky: 859-219-0772
Galbeed Kentucky: 502-852-6318

Xarunta Kaankarada Jaamacada Markey ee Kentucky
859-257-4488

Caafimaadka Caruurta
Tilifoonka Xanaanada Caruurta
877-281-5277

Xuquuqda Caruurta Ubaahan Daryeelka Gooni Caafimaadka
502-429-4430
800-232-1160

Saanqaadka/Tilaabada Koowaad
877-417-8377

Baarista Maqalka ilmaha Hada ladhalay
877-757-4327